Jaamacadda Soomaaliya oo daah furtay takhasuusaad cusub oo lagu soo kordhiyay waxbarashadda Jaamacadda.

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacadda Soomaaliya ayaa dah-furta sedax takhsuus oo lagu soo kordhiyay waxbarashada jaamacadda, waxaana munaasabadda shaacinta ka soo qeyb galay maamulka sare ee jaamacdda, mas’uuliyiin ka socotay bangiyada dalka iyo aqoonyahno.

Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda jaamacadda soomaaliya Xuseen Cusmaan Axmed oo kahadlay dah-furka jaamacadda ayaa fafaahin ka bixiyay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here