kulan looga hadlayay sixida miisaniyada iyo horumarinta Oo ka dhacay Degmada Wanlaweyn

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Gobolka Sh.hoose Mohamed Ibrahim Barre oo ay Wehliyaan Xilibaano iyo G/Ku xigeenka Maaliyada Gobolka ayaa kulan isla xisaabtan ah la qaatay Maamulka Degmada Wanlaweyn.

Agaasime Waaxeedyada, g/kuxigeenada iyo duqa Degmada Wanlaweyn ayaa laga wareystay Shaqada ay u igmatay Dowladda iyo howlaha Maamul ee ay u haayaan Bulshada Ku nool Degmada iyo Deegaanada hoosyimaada, sidoo kale kulanka ayaa lagu falanqeeyay hanaanka maaliyadeed ee maamulka iyo Shaqa Dowlada hoose ee Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here