Shirka Dah-furka Qorshe Hawleedka Haweenka Amniga iyo Nabadda Oo Garoowe ka dhacay.

0
166

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxwayne Ku Xigeenka Dowlada Puntland Axmed Cilmi Cismaan iyo Wasiirka Wasaarada Haweenka Drs Naima Guled ayaa si wadajir ah u daah-furay Qorshaha howleedka Haweenka Amniga ,Nabadda Puntland.

Kulanka Daah-furka waxaa Goobjoog ahaa qaarka mid ah Golaha Wasiiradda Puntland, Hay’adda caalamiga ah Haweenka Qurba-joogta Puntland ,Dhalinyaradda NGOs shaqeeya iyo Arimaha Haweenka ,Agaasimaha guud ee Wasaaradda, waaxyaha iyo Shaqaalaha Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arimah Qoyska.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here