Arday dhameysatey Dugsiga Dhexe Oo Xaflad Loogu qabtey Deegaanka Mareerguur.

0
156

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardeydan dhameysatey Fasalka 8aad ee Dufcadii 1aad ee Dugsiga dhexe ayaa u gudubtey Dugsiga Sare kuwaas oo tiradooda gaareysa ilaa 15 Ardey, Waxaa Munaasabada ay ku qalin jibinayeen ka soo qeyb galay Wasiirka waxbarashada Galmudug, Gudoomiyaha Degmada Dhuusamareeb, Waalidiin iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Deegaankaasi.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here