Shirka Ansixinta Istiraatiijiyadda isku-xirka Xiriirka Hey’addaha Oo Muqdisho Ka Furmey

0
142

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Daa’uud Aways Jaamac ayaa Muqdisho ku daah-furay shirka ansaxinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee isku-xirka xiriirka warbaahinta ee hay’adaha dowladda, maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Shirkan oo socon doona laba maalmood ayaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay soo maray heerar kala duwan, waxaana ugu dambeyn lagu wadaa in lagu meel mariyo qorshaha istiraatiijiyada Qaran ee isku xerka xiriirka warbaahinta ee hay’adaha dowladda fedaraalka, dowladaha xubnaha ka ah iyo gobolka Banaadir si bulshada loo gaarsiyo arakti midaysan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here