Dadka ku nool Tuulada Moyko Degmada Jowhar Oo Codsaday Goobo Caafimaad iyo biyo.

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tuulada moyko oo ka tirsan tulooyinka hoos yimaada degmada jowhar ayaa dadka ku nool waxey xiligaan ay wajaheyaan xaalado kala duwan oo ka mid ah ceelasha biyaha oo aad uga yer tuulada goobo caafimaad oo aan laheyn tuulada iyo adeegyo kala duwan ee ay baahi u qabaan bulshada ku nool guud ahaanba tuulada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here