Munaasabad Xariga Looga Jaraayay Jaamacada Kaamil Oo Baydhabo Ka dhacdey

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey xaflad lagu daah furaayey jaamacada kaamil xarunteeda magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Daahfurka xarunta jaamacada kaamil oo qeyb ka noqon doonta kaalinta tacaliinta sare ee degaanada KGS ayaa waxaa ka soo qeyb galey masuliyiin aqoonyahano baxda waxbarshada Maamulka jaamacada iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here