Machadka Macruuf online oo 108 arday xaflad ugu qabtay Magaalada Gaalkacyo.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadda ay ku Qalin jibinayeen in ka badan 100 Arday Machadka Macruuf Online oo Xaflad ugu qabtay Magaalada Gaalkacyo,waxaana ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Waxabarashada, Gobolka Mudug Gudoomiyaha Racafaanka  kormeeraha Wasaarada Waxabarashada maamulka jaamacada , dhaqatiir macalimiin, waladiin , martisharf kale.

Warkumg Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here