Shirwaynaha Maamul Wanaaga Gedo Oo Doolow lagu soo gabagabeeyey

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo lagu soo Gabagabeeyay Shirwaynaha Hormarinta Amniga iyo Maamul Wanaaga Gobolka Gedo.

Gabagabada Shirka ayaa Waxaa Madasha Goob Joog ahaa Madaxweyney Ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid aadan Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubbaland, Golaha Wakiilada Jubbaland, Maamulka Gobolka Gedo, Kan degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Gedo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here