Qaar kamid ah dhalinyarada Baydhabo Oo dalbadey in shaqa Abuur loo sameeyo.

0
165

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka bay waxay is kugu jiraan kuwo waxbarashada ka gaaray heerarka ugu sareysa ee Jaamacadda helay shaqooyin ku filan balse waxaa ka badan kuwa lagu arko fadhiyada kala duwan ee is kugu imadaan dhalinyarada halkaasi oo waqtiyadooda ugu badan ku qaata shaqo la’aan ka jira degaanada KGS awgeeda.

Dhalinyarada ayaa maalmaha ay jiraan munaasawadooyinka looga hadlo arimaha dhalinyarada sida 15 Maay iyo 12 August si aad ah uga war sugaan mas’uulinta halkaasi oo ay ku sameyaan balan qaadyada qaar ee loo sameynaayo dhalinyarada balse intooda badan ma dhacaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here