Bulshada Baraawe Oo loo qabtey Kulan dib u heshiisiin ah

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada KG Oo ku Sugan Magaalada Baraawe ee Caasimada KG ayaa kulmay kala duwan oo la xariira Xalinta khilafaadka dib u Hesheesiinta Bulshada Magalada Baraawe la qaatey Maamulka Degmada odoyaasha dhaqanka Ururada Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha Hoose Abdulaaahi Haaji Xasan Manuur ayaa Bulshada Magaalada Baraawe uga war bixiyey Muhiimada ay u soo gaareen Degmada.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here