Dood wadaag Ku Saabsan Xalinta khilaafaadka ka dhasha dhulalka Oo ka dhacay Gaalkacayo

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta Hormarinta ee tisqaad ayaa Magaalada Gaalkacyo waxaa ay ku qabatey Dood Wadaag ku Saabsan Khilaafaadka dhulka iyo Aafooyinka ka dhasha, waxaana ka soo qeyb galey kulanka Maamulka Degmada Gaalkacyo, Gudiga Xalinta Khilafaadka dhulka, Odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here