Xaflad Shahaado lagu Gudoonsiinayey in ka badan 100 Ardey Oo ka dhacdey Baydhabo

0
131

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaabadaan Shahaado lagu gadoonsiinayey in ka badan 100 Arday oo Barteen Cafimaadka,Computerka,Saxaafada, ayaa Magaalada Baydhabo, looga qabtay waana Dufacdii 1aad ee Ka Qalanjibisa Machadka Badbaado.

Waxana Munasabad goob joog ahaayeen Waalidin,Ardayda,Bahda Waxbarshada iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here