Shir ku saabsan Nidaam Xisaabeedka Dawladaha Hoose Oo ka dhacay Hargeysa

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo socon doono mudo labo maalin ah, waxaa ka soo qeyb galay sided degmo waxayna yihiin kuwii ugu horeeyay ee laga bilaaway mashruuca GPLJ.

Inta uu socdo tababarkaan ayaa waxay ka baran donaan maamulka degmooyinka, hanaanka loo diyaariyo xisaabaadka iyo xisaab celinta.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here