Dhismaha waddo Interlock ah Oo laga dhax dhigey Degmada Dharkeenley.

0
170

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Jimacaale iyo Maamulka shirkada Horyaal ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo dhax marta Degmada Dharkeenley ee Magalada Muqdisho.

Dhismaha wadadaan ayaa aheyd mid ay baahi u qabeen dadka deegaanka waxaana isticmaalka wadadan uu qeyb ka noqan dontaa fudadeynta isu socodka gadiidka Bulshada iyo Bilicida Degmada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here