Warbixin Ku Saabsan Doorka Warbaahinta ka qaadan karto Nabada

0
185

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Warbaahinta Ayaa la sheegaa in ay tahay Awooda Afaraad Ee Dunida ka jirta iyagoo saameyn ku leh Xaladaha Bulsho, mid Siyaasad ee is bed bedela,kuwaasi hadaba halka ay ka istaagaan saameyn ku yeelan karta Bulshada.

Marka la joogo Soomaaliya waxaa jira dhibaatooyin badan oo dhibaata ku ah Nabada Bulshada, Warbaahinta waxay mararka qaar qeyb ka yihiin Xaladahaas dhaca inta badan qeyb ka noqda halka Xalka laga doonayo

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here