Kulan Lagu soo Bandhigayey Mashruuca dhaqaalaha Loo dhan yahay Oo lagu qabtey Qardho.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka dowladaha hoose Puntland oo kaashanaayo Ururka dowladaha hoose Naderland ayaa magaalada Qardho ka dah-furay kulan uljeedkiisa uu ahaa soo bandhigidda mashruuca dhaqaalaha loo dhan yahay.

Mashruucan oo socon doono mudo afar sano ah ayaa la doonayaa in uu wax ka qabto arimaha dhalinyarada iyo haweenka ganacsatada ah, iyadoona mashruuca ka caawin doono in ay helaan tababaro lagu horumarinaayo xirfaddooda sidoo kalena maalgalin loogu sameynaayo haweenka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ataara

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here