Muxsiniinta Oo Loogu Baaqey in laga qeyb qaato dhisida Dugsi Qur’aan wax ku Bartaan Agoonta Xudur

0
186

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsigaan lagu barto Qur’aanka kariimka ee ku yaala degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool oo ay wax ku bartaan arday u badan Agooman iyo kuwo dan yar ah ayaa xiligaani waxaa uu u baahan yahay in laga caawiyo sidii dayactir loogu samayn lahaa iyadoona horey dhuulka uu ku dhisan yahay waqaf ahaan ay u baxsadeen dad muxsiniin ah.

Dugsiga ayaa waxaa uu ka sameysan yahay dhis iyo wacooyin kaasi oo awoodin in uu ardada ka difaaco qoraxda maalintii iyo xiliyada ay jiraan roobabka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here