Dood ku Saabsan Hanaanka Cadaalada Oo Loo qabtey Ururka Qareenada KG

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo ay soo qaban qabiyeen ururka qareenada KGS ayaa waxaa lagu qabtaya Magaalada Baydhabo, wuxuuna socon daanaa mudo shan maalin ah kaasi oo uljeedkiisa yahay kor u qaadista iyo kobcinta sharci yaqaanada bulshada ka caawiya arimaha sharciga.

Waxaana Tababarka furitaankiisa ka soo qeybgalay gudoomiyaha Makaxmada sare Dr Ahmed Ali Muuse, gudoomiyaha ururka qareenada KG Cumar Macalin Cabdi iyo qareenada loo qabtey Tababarka.

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here