Kulan loogu hadlaayey Maamul Wanaaga Oo Lagu qabtey Degmada Xudur

0
152

Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa xarunta Degmada ku daah-furey kulan Wacyigelinta Bulshada & ka qeyb-qaadashada maamul loo dhanyahey oo 1-maalin socdey, kaasi oo laga soo qeybgaliyay dad matalaayey qeybaha kala duwan ee Bulshada oo gaaraya in-kabadan 50-qof, sida; Dhalinyarada, Haweenka, Odayaasha dhaqanka, dadika laga tirada badanyahey iyo Guddiyada Xaafadaha Magaalada Xudur.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here