Mashruuc wax loogu qaban doono dadka Baracayaasha Oo Lagu Dahfurey Baydhabo

0
85

Mashruucan Lagu Dah-Furey Magaalada Baydhabo ayaa wax loogu qaban doonaa Dadka Baracayaasha ah kuwa danyarta ah iyo Qaxootiga dalka dib ugu soo laabta.

Mashruuca ayaa ah mid dadka la siin doono Waxbarasho Bilaash ah iyo waxyaaba kale noloshooda aas aasiga u ah

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here