Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Burka Diirimeed oo ka tirsan Shabeelleada Dhexe waxaa ka dhacay heshiis horudhac ah laga gaaray khilaaf muddo u dhaxeeyay beelo halkaa wada daga oo ay ku baxeen madax iyo oday dhaqameedka deegaanka heshiisiinta beelahaan walalo ah ay wada gaareen ayaa imanyaa ayadoo maalmahaan ay waan-waantooda ku jireen mas’uuliyiin ay ka mid yihiin madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar