Dhalinyarada KG Oo Loogu baaqey in ay ka Faaideystaan Fursadaha Deegaanka ka jira

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Shaley Dunida laga xusey Maalinta Dhalinyarada Aduunka, ayaa inta badan looga hadlay Caqabadaha iyo Fursadaha horyaala Dhalinyarada Soomaaliya, inkastoo Dhalinyarada wajahayaan Caqabado badan hadana waxaa dalka ka jira Fursado u baahan in Dhalinyarada ka faaideystaan.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Koonfur Galbeed Xasan Cabdulkadir Mohamed oo khudbad u jeedinayay boqolaal dhalinyarada Baydhabo ka mid ah ayaa waxa oo si guud u sheegey inay jirto fursado aan ka Faaideysanin dhalinyarada gaar ahaan kuwa KGS asagoo raaciyay in ay dhalinyarada ay waqti  siyaan aminaanan in wax laga soo saari karo dhulka balse ay u baahan tahay inay dhalinyarada ka shaqeyaan Nabada.

Warkung waliba nig haayte Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here