Bulshada Deegaanka Galoolyare Buur-Hakaba Oo dalbadey in Loo dhiso Dugsi Qur’aanka lagu barto

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsigaan Lagu Barto Qur’aanka kariimka oo ku yaala Deegaanka Galoolyare oo 10Km U jeera Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, Dugsiga ayaa ka muuqda mid sii dumaya maadama uu mudo dhisnaa, isagoo Geedaha Dhinaca U dhacay waxa Carruurta Qur’aanka Lagu Baraa Banaanka Dugsi ayagoo looga Cabsi gaaba in uu kuso dhaco.

Samafale Cabdifataax oo ka mid ah Dadka Ka shaqeysa Samafalka ayaa sheegay in Dhismaha Dugsigaan oo ku kacayo Ku dhawaad 400 Dollar balse aan Awoodin Bulshada Tuulada iyo Macalinka asagoona Shacabka ugu baagay inay ka qeyb qaatay Dhismahaan.

Warkung waliba nig haayte Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here