Dowlad Goboleedka KG Oo Horumarineysa Xirfadaha Kalluumeysatada KG

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka badda Dowladda KG Abdifatah Mohamed Ali, ayaa booqasho iyo kormeer ku tagay Deegaanka Jaziira iyo Abaay dhaxan, isagoo u kuur-galaya xaaladda kalluumaysata ee deegaanka lana kulmay iskaashatooyinka ka hawl-gala Deegaanadaas.

Wasiirku wuxuu ka dhagaystay kalluumaysatada baahiyaha ay qabaan kuwaas oo caqabad ku ah shaqadooda maalinlaha ah.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here