Ololaha Aqriska iyo qoraalka Reer Miyiga Oo lagu soo gabagabeeyey deegaano Hoos yimaada Cadaado

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahan Akhriska iyo Qoraalka Reer Miyiga oo lagu soo gabagabeeyey Tuulada Keyn iyo Tuulooyinka kale ee Hootagta Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, ayaa socdey mudo dhowr Bilood ah kuwaas oo dadka halkaas ku nool la baraayey wax qorista iyo Akhriska si loogu saaro Jahliga.

Ololahan Akhriska iyo Qoraalka Reer Miyiga, ayaa waxaa iska kaa shanayey Hey’ada Rajo iyo Mu,asasada Iftiin iyadoo Casharada ay bixinayeen Midowga Ardeyda Iftiin Godinlabe, Sida uu ka waramayo mid kamid ah Macalimiinta wax ka dhigeysey waxbarida Bulshada Reer Miyiga.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here