Wejigii Labaad Olalaha Indho Fiiqista Oo Lagu Daahfurey Isbitaalka Baraawe.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololaha indha Fiiqista ah iyo Daaweynta oo Bilaashka ah, ayaa waxa uu soconayaa mudo laba isbuuc ah iyadoo ay ka Faa’ideysan doonaan Bulshada danyarta ah ee ku nool Barawe, kuwaasi oo baahi u qabo in indhaha loo fiiqo.

Olollaha indha fiiqista ah ayaa waxaa iska kaashanaya Wasaarada Caafimaadka XFS iyo Hey;ada Human Appeal, Dr Ceynte Cumar oo ka socdey iyo Hey;ada Human Appeal iyo Dr Abdarahman Abdullahi, Madaxa indhaha Ee Wasaarada Caafimaadka XFS, ayaa waxay ka hadleen Ololaha indha Fiiqista ah iyo Daaweynta oo Bilaashka Ka wadaan Barawe, iyagoo ku baaqeyb in laga Faa’ideysto,

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here