Gollaha Wasiirada Dowladda KG Oo Ansaxiyey Xeerka Ciidanka Booliska Gaarka ah KG

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib Markii ay kulan ku yeesheen Golaha Wasiirada KG Xarunta Madaxtooyada waxaana Shir Gudoomiyey Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa lagu Ansixiyey Xeerka Ciidanka Booliska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed kaasi oo ay soo gudbisey Wasaarada Amniga KG.

Shirka ayaa inta uu socdey waxaa Warbixin loogu dhageystey Wasiirka Wasaarada Waxbarashada KG iyadoo sidoo kale la iska Xog wareystey Xaalada guud ee Deeganada KG.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here