Ceel Biyood Laga Hirgeliyey Degmada Xudur Oo Xariga Laga jarey

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa Magaalada Cumar Cabdulaahi Maxamuud oo ka duulaayo fulinta balanqaad-kiisa Xiligii Doorashada ee aheyd in sanadaha ugu horeeya Bulshada Magaalada Xudur ay heli doonaan Biyo iyo Koronta ku filan ayaa Dah-furey dib u habeyn lagu Sameeyey Ceelka Biyaha ugu weyn ee Magaalada.

Daah-furka Ceelka Biyaha waxaa gobjoog ka ahayeen shaqaale ka socotey Hay’adda ACTED oo Mashruuca Fulisey.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muqtaaar

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here