Olole Nadaafadeed Oo Laga Sameeyey Magaalada Hargeysa.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Cusub Ee tog wajaale ee Magaalada Hargeysa uu horkacayo Gudoomiyaha tog wajaale Ururka Haweenka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada tog wajaale ayaa Sameeyey Olole Nadaafadeed oo lagu dayac tiraayey qeybaha kala duwan ee tog Wajaale

Uga horeyn waxaa ka hadley Gudoomiyaha tog wajaale oo dhowaan loo soo Magacabey Isagoo Faafahiyey Muhiimada Ololaha Nadaafada ay ku sameyeen Degmadaas.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here