Xeebta Magaalada Boosaaso Oo Olole Nadaafadeed Laga Sameeyey.

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dowlada Hoose ee Degmada Boosaaso ayaa Ololaha Nadaafadeed ee ka bilawday Xaafadaha Suweyto iyo Xeebta Magaalada Boosaaso halkaas oo ay ka qaadayaan qashinka wax yeelaya Nadaafada bilicda Xaafadaha.

Ololaha nadaafadeed ayaa wax ka soo qayb galay Mas’uuliyiin ka socota Dowlada Hoose Gudoomiyaasha Xaafadaha iyo Bululshada Magaladaasi kor loogu qaadayo bilicda iyo nadaafada Magaalada Boosaaso.

Workung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here