Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkan oo socday muddo laba maalin ah ayaa diiradda lagu saaray horumarinta Kalluumeysiga dalka, kheyraad qeybsiga, La dagaalanka Kalluumeysiga sharci darrada ah, horumarinta xirfadaha muwaadiniinta, hirgalinta, iswaafajinta Shuruucda kalluumeysi ee dalka heer federaal iyo heer dowlad Goboleed iyo qodobo kale.
Shirkan oo guddoomiyey wasiirka wasaaradda kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan ayaa laga soo saaray qodobadii ay isla Afgarteen
Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi