Arday Baratay Xirfadda Computerka Oo Xaflad Loogu qabtey Magaalada Dhuusamareeb

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu dhiira-galinaayay Arday baratay Xirfadda Computerka, waxaana ka qeyb galay mas’uulin katirsan Maamulka Dhuusamareeb, Bahda waxbarashada, xubno ka socday wasaaradda Waxbarashada, waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Tirada Ardayda baratay Computerka ayaa waxay gaarayaan ku dhawaad 81 Arday oo in mudo ah ku soo jiray Barashada Computerka.

Workung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here