Xarunta Keydka Talaalka Oo Gobolka Banaadir Oo Xariga Laga Jarey

0
187

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magalada muqidsho ee Caasamada dalka Soomaliya ayaa lagu Xariga jarayey Xarunta Keydka Talaalka ee Gobolka Banaadir taasi oo ay ka soo qeyb galeen Howl Wadeenada Wasaarada Caafimaadka ee Xukuumada Fadaraalka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale.

Xarunta Keydka Talaalka ee Gobolka Banaadir ayaa aheyd mid ay Bulshada baahi weyn ay u qabeen iyadoo dhismaha xaruntani uu Soo marey marxalado kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here