Deeq Daawo ah Oo la gaarsiyey Isbitaalka Degmada Galcad.

0
164

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka weyn ee degmada galcad ee gobolka gal gaduud ayaa waxaa ka jirey Xaalado adag oo ay ka mid ahayeen daawa la.aan iyo qeybo ka mid ah aqabka isbitaalka maadama isbitaalka dib u bilaawey in bulshada u adeego.

Balse waxaa isbitaalka degmada galcad oo dhowaan dib loo holwgeliyey la gaarsiiyey deeqa daawa ah si loo xaqabtiro baahiyaha bulshada ay u qabeen adeega caafimaadka ee ka jiro isbitaalka degmada galcade ee gobolka gal gaduud.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here