Shacabka Baydhabo Oo Loogu baaqey in Canshuurta ku bixiyaan Nidaamka loogu tala galay

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mucaawiye Ibraahim Cali Nuur gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda degmada Baydhabo oo kahadlaayay sida ay u shaqeyaan xafiisyada dowladda hoose ee degmada Baydhabo ayaa sheegay in fusado fiican oo dhinaca shaqaleysiinta ah ay ka helaan dhalinyarada ku nool magaalada Baydhabo kuwooda waxbarashada heerarka fiican ka gaaray.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa tilmaamay in waax kasta ay jogaan shaqaale dhan weliba uga diyaarsan shaqadooda iyagoona ku shaqenaya siyaasadda cusub ee dowladda Hoose.

Workung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here