Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Maamulka Cusub ee Degmada Buur- Hakaba dhawaan la doortey uu wado dadaalo la xiriira kor u qaadida Adeegyada Bulshada Degmadaasi ayaa waxaa uu maamulka uu dardar geliyey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmadaasi.
Madaxweynaha KG Abdiasiis Hassan Mahamed Lafta-gareen oo ku suganaa Buur-Hakaba ayaa waxaa uu kor meerey dhismaha Garoonka diyaaradaha Degmada Buur-Hakaba waxaana uu halkaasi kula hadley saxafada asagoona beesha caalamaka iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya ugu baaqey in ay ka qeyb qaataan dhismaha Garoonka
Workung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi