Tababar kor loogu qaadayay Aqoonta Ardeyda Jaamacada Baydhabo Oo la soo gabagabeeyey

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan oo socdey Mudo Bil ah ayaa lagu tababaraayey Ardeyda Kulliyada Caafimaadka ka dhigata Jaamacada Baydhabo, waxaana Lagu Baraayey aas aasiyaadka guud ee Kuliyada Caafimaadka,si kor loogu qaado Xirfada Aqoonta Ardeyda Kuliyada iyagoo heley Casharo ku baxaayey si Baraatika ah.

Qaar kamid ah Ardeydii Ka Faaideystey Fursadan Tababarka ah oo u socdey Mudada Bisha ah ayaa waxay ka hadleen waxyaabihii ay Tababarka ku barteen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here