Tartan Suuganeed la Xiriira Xuquuqda Aadanaha Oo Dhuusmareeb Lagu soo gabagebeeyey

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Dhuusmareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo xiray Tartan Suuganeed ku aadan difaacidda xuquuqda Aadanaha oo loo qabtay Ardeyda dhigata Jaamacadaha Galmudug gaar ahaan Magaalada Dhuusa-mareeb.

Uljeedka Tartankaan ayaa waxay aheyd in hal abuuriyaasha sugaanta ay ku cabiraan muhiimadda ay leedahay ilaalinta xuquuqda Aadanaha iyo la dagaalanka Faquuqa.

Warkung Waliba Nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here