Haween Baydhabo ku soo Bandhigey Xirfado kala duwan Oo ay Barteen

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Somali Girls Rights Organisation oo ah urur u dhaqdhaqaaqa horumarinta Haweenka ayaa ku dhawaad 150 gabdhood ku baraya xirfadaha gacanta noocyadooda kala duwan

Haweenkan oo Baranaya Xirfadaha dhar Tolista Xarqaanka, dhar karinta Cilaan saarka iyo qorista farta soomaaliga Waxayna soo Bandhigeen waxyaabaha ay ku baranayaan Xarunta Baidoa Youth Education Besic Center ee Magaalada Baydhabo sidoo kale waxa ay Ka hadleen sababta ku kaliftay iyo faa’idada ay ka heleen in ay Xirfadahan bartaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here