Dalaaleyda ka Ganacsata Guriyaha Baydhabo Oo Loogu baaqay in ay is diiwaan geliyaan.

0
143

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna Duqa Magalada Baydhabo ayaa Kulan la qaatey Qaar ka mid ah Dulaaleyda iibiya Guriyaha iyo Dhulalka Degmada Baydhabo.

Kulankan ayaa Dalaaleyda lagu war galiyey in ay isku soo diiwaan galiyaan Dowlada Hoose sido kalena ay qaataan shatooyinka doowlad hoose si loogu hortago Is qabqabsiga dhulalka islamarkaan ay u wada shaqeyaan Notaayoyinka ,Dalaaleyda iyo Dowlada Hoose.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here