Wariyaal ku cusub Warbaahinta Oo Tababar lagu Baraayay Anshaxa Loogu qabtay Baydhabo.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Muhiimadda tababarka ayaa xambaarsanaa sidii wariyaasha loogu jiheyn lahaa in ay tabiyaan waxyaabaha wanaagsan iyo in ay ka fogadaan wax sameyn kara sumcadiisa iyo midda warbaahinta ka shaqeeyo.

Ku dhawaad 20 wariye ayaa ka faa’ideystay tababarka, waxaana bixinayey maclamiin aqoon dheer u leh warbaahinta.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here