Garsoorayaal Ka Tirsan Hirshabeele Oo Tababar Loogu soo Xirey Muqdisho

0
172

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan oo socodey mudo 21 maalmood ah ayaa waxaa loo qabtey garsooriyaal iyo xeerilaaliyaal ka scodey dowladda goboleedka Hirshabeele,waxaana la barayey Casharo la xariira xirfadaha muhiimka u ah arrimaha garsoorka, qaadista dacwadaha ayidoo xooga la saarayey dacwadaha ka dhasha is qab qabsiga dhulalaka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here