50 Qoys ku nool kaamka Qalax Hargeysa Oo loo Sameeyey Maalgelin ganacasi.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barakacayaasha kaamka Qalax ee Magaalada Hargeysa Soomaaliland ayaa loo sameeyay maalgelin Ganacsiyo kala duwan kuwasi oo dadka ku nool halkaasi laga soo xulay ku dhawaad 50 qoys, maalgelintaan ay ah Mashruca Xalka waara si loo gaaro isku filnasho Qoyseed.

Madax mashruca Degdega Hay’aada SOS Mustafi Farax ayaa sharaxaad ka bixiyay maalgelintaan loo sameeyay Qoysaskaan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here