Ardeyda Jaamacada Zamzam Oo Ka Faa’ideystay Tababar ku saabsan CCTV Kaamira.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar ka mid ah ardeyda dhigata Jaamacada ZamZam ee Magaalada Baydhabo ayaa loo soo gaba gebeeyey tababar kor loogu qaadayey Aqoontooda, Tababarkaasi oo  Cashaarada lagu bixinaayey ayay ahaayeen  kuwa la xariira qeybaha kala duwan ee kuliyadaha ay bartaan Ardeyda loo qabtey Tababarka.

Ujeedka Tababarka ayaa ahaa in Xirfadaha Ardeyda kor loo qaado taasi oo ka Turjumeysa muhiimada Tayada Ardeyda ee soo saarta Jaamacada

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here