Maamulka Degmada Bardaale Oo ku Baaqay Caawinta dadka Barakacyaasha ah.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Bardaale ee Gobalka Baay waxaa ku nool Barakacyaal siyaabo kala duwan uga soo barakacay Tuulooyinkii ay Deganaayeen, Waxayna isugu jiraan dad Beeraley ah iyo Xoola dhaqato.

Abaaro is xig xigay ayaa sababtay inaysan dalqyo uga bixin beerahooda waxeyna Nolol u soo raadsadeen Magaalada.

Gudoomiyaha Degmada Bardaale Abdi Sheekh Maxamed ( Dooyow ) oo shir jaraa’id ku qabtey Xafiiskiisa ayaa ka hadley Baahiyaha kala duwan ee ka jira Degmada Bardaale Ee Gobalka Baay

Warkung waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here