Ra’iisul wasaaraha XFS Oo Xarigga ka jaray Bangiga Dhiigga Qaranka.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa si wadajir ah xarigga uga jarey Xarunta Bangiga dhiigga Qaranka ee Soomaaliya.

Munaasabadda xarig jarka Bangiga dhiigga waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro, Xildhibaano ka tirsan labada Gole, Wakiillo ka socday Hey’addaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here