Deeq Raashin Oo lagu wareejiyey dadka ku jira xarunta daweynta dhimirka Dr Xabeeb.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Gargaar iskugu jira qeybaha kala duwan ee raashinka iyo laba neef oo xoolo ah kuwaas oo Guddoomiyaha ugu talagalay ka farxinta dadka xanuunsan ee dhimirka la’ ee ku jira xarunta dhimirka ee isbitaal xabeeb ee degmada kaxda ku wareejiyey Agaasimaha isbitaalkaas Dr Cabdiraxmaan Cali Cawaale.

Xaruntaan oo lagu daaweeyo dadka dhimirka ka xanuunsanaya,ayaa Socdaalka Guddoomiyaha waxaa ku wehliyey Agaasimaha waaxda gargaarka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka sahra Ali Yuusuf, Sheikh Bashiir Axmed Salaad iyo nabadoon Abaabul oo kamid ah odayaasha dhaqanka Gobolka Banaadir.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here