Tababar Lagu Baranayay ka hortaga Nafaqa darada Carruurta Oo Kismaayo lagu soo Xirey

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Aqoon kororsigaan ayaa waxaa uu socday mudo labo isbuuc ah wax yaabaha ugu muhiimsanaa ee Ardayda lagu baray ayaa waxaa kamid ahaa nafaqo darada oo inta badan la soo dersaan carruurta ka yar 5 sano iyo sidii looga hortagi lahaa.

Tababarka ayaa waxaa bixinaayay macalamiin wax ka dhigaan machadka iyo jaamacadaha ku yaala Magaalada Kismaayo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here