In ka badan 120 Arday Oo Xaflad qalinjabin ah Loogu qabtay Baydhabo.

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalan jabinayeen ku dhawaad 120 arday oo dhameysatay culuumta kala duwan ee lagu barto Machadka Alkownayn Educational College kuwaasi oo ku qaatay shahaado sharaf.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka KGS, Bahda waxbarashada, dhaqatiir, waalidiin iyo qeybaha kale ee bulshada.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here